Ogeysiis Mutamarkii 10aad oo ka bilaaba doona Magaalada Oslo 2012

Ogeysiis Mutamarkii 10aad oo ka bilaaba doona Magaalada Oslo

Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.

Culumada ka soo qeyb galeysa Mutamarka Sanadkan waxay kala yihiin

1-Sh. Maxamed idris Ahmed -Sucuudiga
2-Sh Maxamed Cumar dirir Hargaysa Somalia
3-Sh Dr. Axmed daahir Aweys Somaliya
4-Sh Yuusuf Axmed Sweden
5-Sh Mustafe X. ismaaciil Somalia
6-Sh Cabdiraxmaan Abyad Denmark
7-Sh Bashiir Shiil Canada
8-Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway
9-Sh Siciid Raage UK 10-Sh C/wali Sh. Mohamed Malaysia

Inshallaah mu,tamarka sanadkan waa toban jirsaday sidaa darteed waxaa ka soo qayb gali doona culumadaas badan ee kor ku xusan iyo waliba waxyaabo idin farax galiya inshallaah, marka waxaa walaalaha muslimiinta aan leenahay ka soo qaybgal wanaagsan khayrka inshallaah.

Waxaan kaloo ka codsanaynaa walaalaha martida ah ee ka imaanaya dibada in ay soo qaataan hu’gooda

Mu’tamarkii 10aad ee Oslo Norway 2012

Taariikhda: 05.04.12-08.04.12 Goobta shirka: Spireaveien1.økern Hallen Cinwaanka: كونوا عباد الله إخوانا

Darsiga Sheekh Dr Cali Maxamed saalax ayaa dib u bilaaban doona marka uu dhamaado Mutamarka Inshalaaah.

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

One comment on “Ogeysiis Mutamarkii 10aad oo ka bilaaba doona Magaalada Oslo 2012

  1. maansha’ALLAH waa khayr ee waxaanku baraarujinayaa umadda muslimiinta ah ee soomaaliyeed in ayka faa iidaystaan mutamarkan ALLAHna haka abaalmariyo culimada soo jeedinaysa mutamarkan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s