Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.

Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.

Denmark:- Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd.Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa.

Dawrada hal ku dhageedu waa“GUNTA SARE GAAR AMA U DHAWOOW“
Maalmaha ay kala dhacayso waa maal maha Sabtida:30/Dec iyo Axada 31/Dec.
Maalinta Jicmada oo ku beegan 29/Dec waxaa khudbada jeedin doona Sh:C/raxmaan Abyad sidoo kalana kalmad ayuu ku leeyahay masjidka bacdal maqrib.

Culimada & Ducaada ka qaybgalaysa.

SH:C/raxmaan Abyad
SH:Maxamed Casoowe
SH:Mahad Daahir
SH:Mustafe C/laahi(Abu-Rowda)
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriiri masuuliyiinta Masjidka Ataqwaa ee magaalada Aarhus -Danmark
gaar ahaan masuulka Dacwada
C/fataax Axmed-deeq
Tel:0045-26122127

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s