JAWAAB KU AADAN WARGEEYSKA FARANSIISKA EE NABIGEENA MOHAMED SCW U GAFAY” SH C/QAADIR MUUMIN XAFIDULAH

JAWAAB KU AADAN WARGEEYSKA FARANSIISKA EE NABIGEENA MOHAMED SCW U GAFAY” SH C/QAADIR MUUMIN XAFIDULAH

ASLAAMU CALEEKUM WARAM MA TULAAHI WABARAKAATUHU
IKHAANII BARYAHAAN WAXAA SOO BATAYA GAALADA IN AY AFLAGAADEEYAAAN
ASBUUCII LA SOO DHAAFAY BAA JARIIRAD KU TAALA FARANSIIKA WAXAY U GAFTAY
NABIGEENA MOHAMED SCW OO AY KU TILMAAMEEN IN WARGEESKAA UU TAFATIRE KA YAHAY NABIGA WSC

ASGOO TAAS UMUUJINYA CARO UU UQABO IS BADALKA KA DHACAY WADANKA TUUNIS
WARGEESKA OO ISLA MARKIIBA LA WEERARAY MARKII UU SIIDAAYAY AFLAGAADADA NABIGA WSC
MAS’UUL U HADALAY WARGEEYSKAA AYAA SHEEEGAN WEERARKII UN UU GUBTAY QEEBTA MID AH MEELKII WAX LA GU DAABACAY “”ALAAHU AKBAR WALILAAHI XAMDU”””
WAXAA NAGU FILAN AAYADA QURAANKA “” SUURATU al-hijr

فاصدع بما تؤمر وأعرض عن المشركين ( 94 ) إنا كفيناك المستهزئين ( 95 ) الذين يجعلون مع الله إلها آخر فسوف يعلمون ( 96 )

W/Q SHARIIF YARE

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s