Mutamarka jarmalka oo berito si toos u bilaawan doona


Mutamarka jarmalka oo berito si toos u bilaawan doona

Mutamarka jarmalka oo berito si toos u bilaawan doona adigoo gurigaaga joogane kula soco websiteka hoos ku qoran

Dhamaan Walaalaha ku Nool Dalka Jarmalka iyo waliba Dalalka kale ee dariska la ah iyo walaalaha isticmaala qadka interneedka waxaa lagu wargelinayaa in lagu qaban doono Magaalada Frankfurt am Main ee dalka Jarmalka Mu`tamarkii 4´aad.

waxaane la qaban doonaa insha allaaaah
Waqtiga uu dhici doono
3o Sep. il-laa 02 Okt.2011
waana maalinat jumcada ee berito ah insha allaah

Culimada Shirka ka qeyb qaadan doontana
Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Kenya) Live
Sheekh Suldaan Gasle (Holland)
Sheekh Shaatibi ( Norway)
Sheekh Cusmaan Usuuli (U.k)

Goobta shirka
I.I.S-Frankfurt Mainzer
Landstrasse 116
60327 Frankfurt am Main

waxaad sidoo kale si live ugu daawan doontaa haduu ale idmo

http://www.waano.tk

e hamoogan jzk ha moogaan !!!!!

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s