Shiikh Maxamuud Shible oo Muxaadaro xalay ka jeedshay Masjid Bilal Nairobi-Kenya


a> Shiikh Maxamuud Shible oo Muxaadaro xalay ka jeedshay Masjid Bilal Nairobi-Kenya

Sh Maxamuud Shible oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa xalay muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Masjidka Bilal ee magaalada Nairobi waxaana uu Sh Maxamuud Shible cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa qalindaarashada Suurat Yuusuf (قبسات من سورة يوسف)Sh Maxamuud Shible ayaa

sidoo kale waxaa uu caawa ka bilaabi doona Masjidka Al-Hidaya ee magaalada Nairobi silsilad muxaadarooyin ah oo socon doona dhowr iyo toban habeen wuxuuna muxaadaraadkiisa cinwaan uga dhigay (Ka digtoonaanta gaaleysiinta Muslimiinta(التحديرمن تكفير المسلمين).

Al-BADAR STEREO & AL-BADAR CHANNEL ayaa idiin u soo gudbin doonta si maqal iyo muuqal ah hadii ay duruufta saamaxdo waxaan kale oo aan idiin balan qaadi doonaa in aan idiin soo gudbino muxaadaraadka oo cod ah hadii alle idmo.

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s