Sheekh Maxamad C/Umal oo la kulmay dhalinyarada al-ansar Ee Chermani

Sheekh C/Umal oo la kulmay dhalinyarada al-ansar Ee Chermani
1/.Abaraha geska Afrika iyo Sh. Maxamed Cabdi Ummal Tell.+254-722750501


AF cherman

Af-Somali

Dhilinyarada Chermani


11 Malyan oo Soomaali ah ayaa abaaruhu saameeyeen. waxeey u badan yihiin dadka eey abaaruhu waxyeeleeyeen Xoolo dhaqato iyo Beeraleey, iminkana aan heeysan xoolo iyo Beero toona, taasoo boqolkiiba sagaashan eey

Soomaalida noloshoodu ku tiirsaneyd, taasi waxeey dhalisay in dad badani eey u geeriyoodeen gaajo iyo haraad, iyadoo waqti xaadirkaana inta yar ee ka soo badbaaday masiibadaasi eeysan heysan wax eey quutaan hadeey noqon laheyd baad iyo biyo toona.

Dhalinyarada Al-Ansar waxeey u guntadeen sideey walaalahooda Soomaaliyeed ula qeybsan lahaayeen dhibaatadaas ku habsatay, waxaanan u istaagnay Habeen iyo Maalinba sidaan ugu soo ururin laheyn dhaqaalo si aan uga qeyb qaadano kaalinta nooga aadan anagoo mar walba kaashaneeyna Allaah(SW).
Hadaba walaalayaan qofkii Allaah dartiis wax ula baxayo hakusooo shubo Koontadaan hoos ku qoran, Aallaahna waxaan weydiisaneynaa inuu naga wada aqbalo camlkeena, iyadoo aan weliba ku guda jirno bishii barakeeysneeyd ee Ramadaan, JASAAKUMU LAAAHU KHEYRA.

AKOWNKA TAAKULEYNTA (Spendenkonto)

Al-Ansar e.V.

Kontonummer: 0127100402
Bankleitzahl: 50852651
Bank: Sparkasse
Verwendungszweck: Abaraha geska Afrika
QOFKII DIBADDA KA SOO DIRAYA SIDA HOOSE HA U ISTICMAALO:
IBAN: DE 63508526510127100402
BIC : HE LA DE F 1 DIE

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s