Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Albadar Waxay Umada Somaliyeed Udirayaan Tahniyada Dhalashada Bisha Ramadaan

>Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Albadar Waxay Umada Somaliyeed Udirayaan Tahniyada Dhalashada Bisha Ramadaan
</
Dhammaan Shaqaalaha ,Maamulka,Albadar Islamic Stereo Waxay Tahniyada Dhalashada bisha barakeesan udirayaan Shacabka Somaliyeed mee wali ayjoogaan Waxaa ay Allah Weydiisanaynaa ”Allaha Naga Aqbalo Bisha Ramadan,Noo Dambi Dhaafo,Noo Naxariisto,Nana Cafiyo” Waxaan Ilaahay Weydiisanaynaa in uu Bishan Ramadan Naga Dhigo kuwa ka qaniimeysta ilaahayna uu Nagu gaarsiiyo Bishan Ramadan Bisheeda Kale Dambi Dhaaf iyo Naxariis
BY MAAMULKA AL-BADAR STEREO

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s