Mutamarkii Xagaaga 19aad ee dalalka Scandinavianka oo saaka si rasmi ah u furmaya.

<img
Sweden:-Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaali yeed ee kheyrka jecel ee ku nool wadamada Yurub Waxaanu idinku casuumey naa idinkuguna bishaareyneynaa in uu bilaaban doono maanta 10:00 Mutamarkii Xagaaga 19aad ee dalalka Scandinavianka 2011 .

Mutamarkan oo ah Mutamarkii 19aad ayaa si rasmi ah u bilaaban doona maanta oo khamiis ah 30/06/ ilaa 3-07-2011.

Halgan.net ayaa u soo tabin doonta si Maqal iyo Muuqaal ah hadii alle noo sahlo
waxaana madasha Mutamarka gaari doona wariye ka tirsan Halgan.net

By Albadar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s