Sh. Maxamed cabdi Umal oo maanta Muxaadaro ka jeediyay markazka Al-huda

Sh. Maxamed cabdi Umal oo maanta Muxaadaro ka jeediyay markazka Al-huda


-Muxaadaro cinwaankeedu yahay ”Cusboonaysiinta iimaanka” ayuu Sh.Maxamed Cabdi Umal maanta ka soo jeediyay markazka Helsinki Islam Center ee masjidka Al-huda, Helsinki, Finland.

Muxaadarada oo ahayd mid ay dadku aad u xiisaynayeen, masjidkana

uu buux dhaafay ayaa waxaa uu sh. Maxamed Cabdi Umal ku faahfaahiyay sida ay lama huraanka u tahay in qofka muslimka ahi uu imaankiisa u ilaaliyo, oo had iyo goor uu ka warhayo sida uu u kordhayo iyo hadba wixii naaqus ah ee ku yimaada

Wuxuu kalo sheekhu aad u xusay in asaasiyaadka iimanka ay tahay Alle dartiis oo la isu jeclaado, iyo Allaah dartiis oo la isku gooyo, ee ma ahan buu yiri Sh. Umal in qabiil dartiis la isku naco ama la isku xiriiryo, taasoo ah mida Soomaali dhulka kula degtay.. wuxuuna sheekhu si guud uga hadlay in islaamku uu yahay lamahuraanka qofka, dadkuna ay iska ilaalinayaan afkaarta khaldan ee islaamka lagu duminayo

Maamulka masjidka Al-huda

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s