Muxaadarado uu xalay ka jeediyey Jaamacada Hargeysa Sh Mustafe Xaaji Fal-safada Dowladnimo

Muxaadarado uu xalay ka jeediyey Jaamacada Hargeysa Sh Mustafe Xaaji Fal-safada Dowladnimo

-Shiikh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culimada ku nool Hargeysa ayaa waxaa maanta muxaadaro qiimo gal ah uu ka jeediyey Jaamcada Hargeysa oo ay soo xaadireen arday , waxgarad ,culimo iyo bulshada qaybaheeda kale duwan.

Shiikh Mustafe Xaaji ayaa waxaa uu muxaadaradiisa ugu magacdaray falsafatu dawalah ( فلسفة الدولة) , Shiikh Mustafe ayaa muxaadaradiisa waxaa ay aad u soo jiid to dadweynihii soo xaadiray Muxaadarada , dadweynaha ayaa waxaa ilaa salaadii casir ka dib waxaa ay sugayeen muxaadarada

Hadaba muxuu Sh. Mustafe Xaaji Ismail kaga kahadlay muxaadaradii caawa
Waxyaabihii uu Shiikhu muxaadaradiisa kaga hadlay waxaa ka mid ahaa
1-Inaanay dimuqraadiyadu xal unoqonayn ku maamulida aduunka isagoo tilmaamay halka ay kasoo jeedo raad ahaan dimuqraadiyadu.
2-Waxaa kale uu sheegay sheekhu inaanay xaq ulahayn dimuqraadiyadu inay wax xalaalayso waxna xaaraantimayso
3-Waxaa uu sheekhu ardayda sigaara ugu sheegay inaanay si dhab ah ugu hogaasamin waxa ay warbaahinta gaaladu sheegayso waxaa u sheekhu cadeeye ceebaha dimuqraadiyada ay leedahay sida cadaalad darada
Guddoomiyaha jaamacada iyo ardayda ayaa si diiran u soo dhaweeyey kuna amaanay ajiibitaanka uu ka aqbalay martiqaadka ay ku martiqaadeen sheekha inuu muxaadarada ka jeediyo jaamacada.
Halkaan ka Dhagayso Muxaadaradii Sh Mustafe Xaaji Ismail uu caawa ka jeedi yey Jaamacada Hargeysa

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s