Xaflad qalinjebin ah oo lagu qabtay Masaajidka Abuubakar Sadiiq ee Minneapolis [Daawo masawirada

Xaflad qalinjebin ah oo lagu qabtay Masaajidka Abuubakar Sadiiq ee Minneapolis [Daawo masawirada

Xafladaan ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal qof oo degan Minnesota oo isugu jirey waalidiin, macalimiin, culimo, arday, iyo aqoonyahano. Xafladan oo ahayd tii sedexaad ee lagu qabto badhtamaha magaalada Minneapolis oo ay soo qabanqaabiyaan Masaajidka Abuubakar Asadiiq

Waalidiintii halkaas isugu yimid ayaa runtii wajigooda waxa ka muuqday qiiro iyo farxad ka dib markii ay indhahooda ku arkeen in ardyada la bari karo quraan iyagoo ka tegin Minnesota, hadii lala dadaalo

Xigasho Alyaqiin.com

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s