Muxaadaro “Xaalada cusub ee ka jirta dalalka Islaamka waa in lagu cibro qaataa Sh Mustafe Xaaji Ismail

Xaalada cusub ee ka jirta dalalka Islaamka waa in lagu cibro qaataa Sh Mustafe Xaaji Ismail

Hargeysa:Shiikh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuna nool Hargeysa ayaa galabta waxaa uu ka jeediyey muxaadaro qayim ah oo uu shiikhu uu aad ugu qaadaa dhigay xaalada ay ku sugan yihiin dalalka Islaamka iyo kacdoonka shacabku ay ku rideen madax dhowr ah oo ka tirsan dalalka Islaamka .
Muxaadarada Sh.Musfate Xaaji Ismail ayaa waxaa soo xaadiray dadweyne aad u fara badan oo masjidka intuu qaadi waayey ka dhagaysanayey hareera ha masjidka, muxaadarada Shiikha ayaa la filayaa in uu sii wado iyadoo la filayo in maalinta jimcada uu jeedin doono muxaadaradii 2aad.
Ka Dhagayso muxaadarada Sh Mustafe Xaaji Ismail Radio Halgan Live

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s