Dardaarankii 2-aad oo uu sheikh maxamed C.Umal u jeediyay umadda.(Dhageyso)

Dardaarankii 2-aad oo uu sheikh maxamed C.Umal u jeediyay umadda.(Dhageyso)

JOHANNESBURG,SOUTH AFRICA:-Sheikh Maxamed cabdi Umal ayaa dardaarankii Labaad ka jeediyay Masjidka Shaafici ee ku yaallo Magaalada Johannesburg ee Wadanka South Africa,Shiikha ayaa kula dardaaramay Jaaliyadda Somalida in ay Allah ka cabsadaan iskana ilaaliyaan waxii soo burburiyay wadankoodii oo ah qabyaaladda,iyo nin jecleysiga ama kooxeysiga.
Dardaarakii Sheikh Xafidahullah Hoos ka dhageyso.

Dardaarankii Labaad ee sheikh umal: Play in Popup

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s