Nadwo Diini Ah ” Waaqica Dacwada Ee Qurbaha “

Nadwo Diini Ah ” Waaqica Dacwada Ee Qurbaha “

Asalaamu caleeykum waraxamatulahi wabarakaatuhu
Walalayaal Halkaan waxaaa idin ku Soo Gud binaynaa Nadwo Diini AH
Oo Ciwaan Kedu Yahay ”

” Waaqica Dacwada Ee Qurbaha “
Waxaa Soo Jeedinaya Culimo Kala duwan

1.Sh Cali Maxamed Saalax
2.Sh C/raxmaan Abuu Caynaan
3.Sh yuusuf Axmed
4. Sh Maxamed Cabdi Umal

Nadwadaan Oo La gu qabta Norway -Oslo Sanadkaan aan ku jiron2010
Nadwadaan oo Ka hadleeysa Waaqica Dacwada
Sidii Dacwada Loo Gudbinlahaa
Maxaa Hortaagan .Heerkee ay marayaaan
Waxaa inoo Soo Duubay Walala Tawfiiq Islamic Center
Norway -Olso
Halkaan Waxaa idin ku Soo Diyaariyay na idin ku Soo Gubiyay
Maamulka Al-Badar Islamic Stereo
E-mail.albadarislamic@hotmail.com
albadarislamic@gmail.com

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s