Masjidka abubakr ee Minneapolis oo muxaadarooyin qabanaya xiliga fasaxa-25-28-2010.

Masjidka abubakr ee Minneapolis oo muxaadarooyin qabanaya xiliga fasaxa-25-28-2010.

Waxaana ogeysiineynaa dhammaan akhristayaasha http://www.albedar.wordpress.com in Masjidka abubakr ee Minneapolis uu qabanayo muxaadarooyin aad u qiima badan oo ay culimada inoo soo jeedin donaan.

hoos ka eeg flyerka iyo culimada muxadarooyinka soo jeedin doona.

Culimada Muxaadaraadka jeedin doonta iyo mowduucyada ay ka hadli doonaan

1- Sh Maxamed Shaafici Ahmiyada .oo ka hadli doona Cilmiga iyo Culimada ( أهمية العلم والعلماء)

2-Fadiilat Sh C/qaadir Nuur Faarax oo qaadaa dhigi doona Marxaladaha Dacwada Soomaaliya ee hore iyo hada مراحل الدعوة في الصومال الماضية والحاضرة

3- Sh Maxamed Cabdi Umal o ka hadli doona Diyaarinta Dhalinyaro wanaag san iyo raadka ay ku leeyihiin Mushttamaca Muslimka ah إعداد الشباب الصالح وأثره في المجتمع الإسلامي

4-Su’aalo iyo Jawaabo

Waxay ka dhacayaan Abubakar As-Saddique Islamic Center
2824 13th Ave South
Minneapolis, MN 55407
612-871-8600

Maalmaha:- Khamiista, Jimcaha, Sabtida iyo Axada
Nov 25, 2010 Waqtiga 58:00pm-7:00pm
Video Conference.

Wixii Faahfaahin kala xiriira Emailka Masjidka oo ah aaic@abuubakar.org
iyo webka Masjidka http://www.abuubakar.org

Hadii AY Soo Gaaraan Maamulka Albadar islamic Stereo
Muxaadaraadkaan
Waxaa Idin Soo Galinyaa Sidaba Hore oga barateen youtube hadii ale idmo

BY :Maamulka Albadar islamic Stereo
E-mail.albadarislamic@hotmail.com
albadarislamic@gmail.com

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s