Ogaysiis: Wax Ku Darso Dhismaha Masaajidka Tawfiiq (Tawfiiq Islamic Centre) Oo Dhiskiisu Ka Socdo Magaalada Oslo Ee Dalka Norway

Ogaysiis: Wax Ku Darso Dhismaha Masaajidka Tawfiiq (Tawfiiq Islamic Centre) Oo Dhiskiisu Ka Socdo Magaalada Oslo Ee Dalka Norway

Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu

Allah s.w. ayaa mahad dhammaanteed iskaleh.

Walaalayaal waxaa dhawaan si rasmi ah u bilaabmay taariikhdu

markay aheyd 18.10.2010. Masjidka Tawfiiq Islamic Center Oslo Norway Wuxuuna ku dhamaanayaa Muddo Sannad ah oo ku aaddan 30.09.2011. waa masjidkii ugu horeeyay ee ay soomaali ka dhisto Europe oo laga bilaabay garoon banaan ka dibna basement dabadeedna shan dabaq la gaadhsiinayo insha allah. Wuxuuna ka kooban tahay;
Basement (underground) iyo shan dabaq oo sare oo isugu jira ;
Fasalo.
Qaacooyinka salaadda (ragga iyo dumarka) .
Xafiisyo.
Maktabadda kutubta lagu gado.
Maktabadda Wax lagu akhristo.
Maqaayad.

Waxaa walaalada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan kuwa ku nool Europe ama Scandinavian-ka inay ka qeybqaataan dhismaha masjidka Tawfiiq, waayo waa sadaqo jaariya , waa camal aan kaa go’aynin oo kuu socda adigoo nool iyo haddii aad dhimataba (adigoo qabri ku jiraba) , waxaad kaloo wax ugu dari kartaa waalidkaa haddii uu noolayahay iyo haddii uu dhintayba. markaa walaalayaal waa fursad qaali ah ee halaga faa’iideysto oo ilaahay aktiisa wax hala dhito,( waa kii xadiithku ahaa Naarta wax iska xijiya Timir jeexeedna ha noqotee) Ogoow maalkaga waxaad ku leedahay intaad hormarsato, Markaa koontada aakhiro wax halugu shubto insha allah.
Jazaakumullaahu kheyran.

Waxaad nagalasoo xiriiri kartaan;


info.tawfiiq@gmail.com

Tel: 47 22 19 25 99
Fax: 47 22 19 84 97

Guddiga Dhismaha Tawfiiq;
Sh Aden Macow: 47 48 05 70 48
Fuaad Jama Roble: 47 95 92 92 62
Moh’d Nur Ahmed: 47 48 20 10 92
Moh’d Dhaqane : 47 97 95 27 81

Gudaha:

Konto: 5082 0707 696
KID: Tawfiiq Kulturhus
____________________________________________________________

Dibadda:

( FADLAN SIDA AY U QORANTAHAY U QOR OO WAXBA HAKA TAGIN…! )

Konto: IBAN NO69 5082 070 7696
SWIFT BIC: DNBANOKKXXX

info.tawfiiq@gmail.com

hharuns@gmail.com

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s