Imaamkii Masjid AL-ANSAAR ee California Sheikh maxamed Khadar oo la xaqiijiyay in uu ka mid ahaa Niman sadax ah oo shalay ciidamada sirdoonka Mareykanka ay xireen.

Imaamkii Masjid AL-ANSAAR ee California Sheikh maxamed Khadar oo la xaqiijiyay in uu ka mid ahaa Niman sadax ah oo shalay ciidamada sirdoonka Mareykanka ay xireen.

h Maxamed khadar iyo labo kale oo mid uu ka mid ahaa culimada masaajidka wax ka
aqriyo laguna maga caabo sheekh ciise iyo walaal jamaacada masaajidka ka id ahaa

magaciisana lagu sheegay basal ayaa lagu xir xirxiray gobalka california sheikha ayaa waxaa uu ahaa Imaamka Masjidka AL-ANSAR ee Magaalada sandiego

Shalay ayaa waxaa maxkamad la sootaagay basal waxayna ku eedeeyeen in sadaxda ninba ay isku kiis yihiin laguna haysto taageerid maal ay ku taageereen dagaalada somaliya ka socdo.

Sh Maxmed khadar
wuxuu xubin ka yahay golaha majliska Imaamyada waqooyiga America wuxuuna ka mid ahaa culimadii wax ka aas aastay,waxaana ku naqaanaa nin dacwada ku hawlanaa magaalada iyo
masaajidka uu joogay oo iimaamka ka yahay hawlaha soomaaliya ka socdana wax lug ah
kuma uu san lahayn sidaan ku naqaanay.

Imaamyadda Masaajida ku yaal dalka Maraykanka ayaa iyagu waxaa ay dadka ka soo haajiray dalkii Soomaaliya ay baraan ama ku wacyi galiyaan diinta Islaamka si ay dadka Soomaaliyeed ugu ilaaliyaan dhaqankooda suuban ee waafaqsan diinta Islaamka.

Jaaliyada Soomaaliyeed oo ay horkacayaan Golaha Imaamyada ee dalka Maraykan ka ayaa ku howlan in qaabka ugu sahlan loo wajaho 3-da qof ee Soomaalida ee lagu xiray dalka Maraykanka , waxaa la filayaa in mar kale maalinta beri ah maxkamad la horkeeno Imaamkii masaajidka al-ansaar ee ku yaalay magaalada San Diego ee Gobolka Calaforniya Shiikh Maxamed khadar

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s