Ciidamada India oo Xasuuqay Muslimiin kadhiidhinayey gubista Qur’aanka.

Ciidamada India oo Xasuuqay Muslimiin kadhiidhinayey gubista Qur’aanka.

ugu yaraan 13 Qof oo Muslimiin ah ayaa shahiiday tobanaan kalana wey dhaawacmeen kadib Markii ay Rasaas kufureen Ciidanka India dadkaas oo Mudaaharaadyo sameynayey isla markaana ka dhiidhinayey Dhacdadii foosha Xumeyd ee uu Mareykanku ku gubay Qur’aanka Kariimka ah Isbuucan.

Ciidamada India oo ay gaalo isla yihiin kuwii Kitaabka Gubay ayaa Hareereeyey Islamarkaana Rasaas xoogan huwiyey Kumanaan kamid ah Musliiinta Gobolka Jaamo Kashmiir oo kadhiidhinayey Jawaab Caro lehana kabixinayey Xadgudubkii foosha Xumaa ee Kitaabka Qur’aanka ah lagu gubay dhawaan.

wararka laga helayo gobolkaas ayaa sheegaya in Dhaawacyada Muslimiinta Kashmiir ee banaanbaxa lagu rasaaseeyey ay qaar kood aad halis u yihiin.

Gobolka Kashmiir waxa kunool Malaayiin Muslimiin ah waxaase gumeysto oo dhibaatooyin joogta ah kuhaya Dowlada India Xadgudubjo joogta ahna waxay kula kacaan Dadka Muslimiinta ah ee halkaa kunool

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s