Maamulka & Shaqaala Maktabada Al-Badar Stereo Tahniyad UdirayaanUmmada Muslimka Ah Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadan

Maamulka & Shaqaala Maktabada Al-Badar Stereo Tahniyad UdirayaanUmmada Muslimka Ah Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadan

Asc wr wb Walaalayaal Salaan kadib Dhammaan Maamulka & Shaqaalaha Maktabada Al-Badar Waxay Idin Leeyihiin Ramadaanka kariim kullu caam wa antum bikheyr.

Bishaan barakaysan walaalayaal sida aad ogtihiin waa seddax qaybood oo aad u wada qayma badan iyo hal habeen oo ka Qayma badan 1000 sano .
Ramadaan 10-ka Hore Waa Danbi dhaaf 10-ka Dhexe Waa raxmad 10-ka Danbe Waa Xureyn leeska xoreeynaayo Naarta Walciyaadu billaah.
Habeenka ku jira ee laylatul qadarkana walaalayaal waxeey la mid tahay 83 sano, 3daxbilood 3maalin 3daxsaacadood 33 Daqiiqo 33 ilbiriqsi. waa Markii aan isku daynay in aan xisaabino balse waanu khadli karnaa waxaase muran ka taagneeyn 83 Sano waxaadna sameeysaa 1000 u qaybi 12.bilood. waxii kuu soo baxo ayeey la mid noqoneeysaa inshaa allaah.
Walaalayaal nabiga scw Seddax mar ayuu aaminsaday waxaana Mid ka mid ah markay saxaabadu weeydiiyeen waxa uu u aamiinsaday ku yiri Jibriil ayaa Dacooyey waxuuna yiri Qofkii Ramadaan usoo galo oo aan loo danbi dhaafin alle naarta haku fogeeyo Markaas ayuu xabiibkeena scw waxuu yiri aamiin.

Bal ka waran doco Malakul jibriil Dacooyey Nabigeena Muxamedna scw uu aamiin dhahay ma shaki ayaa kaa galaayo in aay dhaceeyso walaalayaal sidaa darteed aan ka faaideysano bishaan barakeeysan ee rabbigeen inoogu tara galay in aan waajibaadkeeda gudano.

.
Allaah waxaanu weeydiisaneeynaa in uu naga aqbalo acmaasheena kuwooda wanaagsan Kuwooda Xunna oo noo dhaafo. Bishaan barakeeysan Raxmadeeda iyo danbi dhaafkeeda iyo xoreeynteeda naarta leeska xoreeynayaba uu alle Inoogu deeqo in aan ka mid noqono Addoomadiisa uu u naxariisano.

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s