dowro ka billaaban doonta masjidka alhudaa ee hilisinki finland

dowro ka billaaban doonta masjidka alhudaa ee hilisinki finland

Waxaa dadweynaha ku dhaqan Finland loogu bishaareynayaa in Lajnada dacwda ee masjidka Al-huda ay soo qabanqaabisay dowradii saddexaad ee sanadkaan“dawrada Xagaaga 2010″ oo loogu talogalay xilliga xagaaga ee fasaxa inay dadweynuhu ka faa’iidaystaan. Dawradaad waxaa loogu magac daray “” Kusugnaanta Xaqqa الثَّبَاتُ عَلَى الحَقِّ ”” Waxaana ay dowradaasi socon doontaa muddo 4 cisho ah,laga bilaabo 27-29/Rajab/1431H kuna beegan09-12/07/2010 iyadoo loo kala qaybin doono Ragga iyo Dumarka.

Maalmaha ay dowradu socon doonto
Jimce: Raga/Dhalinyarada wakhtigana waa inta udhaxays 16:00-18:00
Gabdhaha: CASARKA KADIB MUBAASHARA.
Sabtida: Dumarka 12:30-19:40
Axad: Raga 16:00-20:00 haldarsi iyo sedex muxaadaro.
Isniin: duruus kusaabsan arimaha CAAFIMAADKA.

Muxaadarooyinka ka bixi doona dowrada waxaa ka mid ah :-

Usamafalka Waalidka
Al-xayaa”Xishoodka”
Allaah oo latalo saarto
Allaahn oo lagu caabudo Magacyadiisa iyop Sifooyinkiisa wanaagsan
Al-Tawbah Ila Allaah
Allaah oo latalo saarto
Amaanada
Qisaskii saxaabiyaatka
Muxaadarooyin kusaabsan Caafimaadka
Waxaa ka qaybqaadanaya Dawrada Ducaad iyo dhakhtaro:

Sh. Maxamed Shuuriye
Sh. Maxamed Xasan Sheekhoow
Sh. C/raxmaan Sugulle Maxamed
Sh. Yuunus Maxamuud Cali
Sh. Jibriil Ibraahim Cali
Sh. Axmed-nuur Xuseen
Sh. C/rasaaq Sugulle Maxamed
Dr.Cumar Ismaaciil
Jaamac Jaawali
Faafaahin dheeraad kala xiriir Lajnada Dacwada ee Markazka:-
E-mail:- dawa@hki-islamkeskus.fi
Tel 09 7260207 GSM 045 1282 818

Waxaa Idin Soo gud Biyay MAKTABADA AL-BADAR ISALMIC STEREO & BOOK SHOP …. NAIROBI-KENYA
MAKTABADU WAXAY KUTAALAA XAAFADA ISLII 7STREET NEXT XAWAALADA DAHABSHIIL >>>>
Waxii Intaas Faah Faahin Dheeri Ah Kala Soo Xirii —– Maktabada Al-Badar
Tel +254-721566131 Ama +254-733566131
Ama Email. albadarisalmic@hotmail.com Ama Albadarisalmic@gmail.com

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s