Mu’tamarka Xagaaga Birmingham-UK oo furmaya 27 July 2010.
Mu’tamarka Xagaaga Birmingham-UK oo furmaya 27 July 2010.
Waxaan ku wargalineynaa walaalaha Muslimiinta ee ku nool wadanka Ingiriiska iyo Yurubta kalaba in la qaban doono Mutamarkii xagaaga wadanka UK gaar ahaan Magaalada Birmingham, Mutmarka oo sanadkaan aad loo soo diyaariyay kuna baxaya luqadaha Somali, Arabic and English ayaa waxaa ka
qayb qaadanaya culimo qiima badan oo Somali ah kana kala imaan doona daafaha aduunka
Mutamarka waxaa lagu qaban doona Centre weyn ee xaafada Small Heath, Birmingham. Hadaba yayasan ku dhaafin fursadaan aadka qaaliga u ah
Culima ka qayb galaya waxaa ka mid.
1. Sh. Musatafa Xaaji Ismaaciil
2. Cabdiraxmaan Sh. Cumar
3. Sh. Saciid Raage
4. Sh. Dr Cali Mohamed Saalax
5. Sh. Mohamed Irdis
6. Sh. Mohamed Omar Diri
7. Sh. Cabdiraxiim Abuceyneyn
8. sh. Mohamed Aadam
9. Sh.Cabduqaadir Mohamed Pakistaan.
Iyo kuwo kalaba
Waxaa Idin Soo gud Biyay MAKTABADA AL-BADAR ISALMIC STEREO & BOOK SHOP …. NAIROBI-KENYA
MAKTABADU WAXAY KUTAALAA XAAFADA ISLII 7STREET NEXT XAWAALADA DAHABSHIIL >>>>
Waxii Intaas Faah Faahin Dheeri Ah Kala Soo Xirii —– Maktabada Al-Badar
Tel +254-721566131 Ama +254-733566131
Ama Email. albadarisalmic@hotmail.com Ama Albadarisalmic@gmail.com
0.387265 -0.151062