Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika


Minneapolis: Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika oo la qabanayo June 18, 19 iyo 20, 2010

Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center iyo Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika
Waxay idiin soo bandhigayaan Mutamarkii 10aad
Read the rest of this entry »

Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa

Taariikh: June 18ka, 19ka, & 20ka, 2010 – Jimce, Sabti iyo Axad

Waqtiga: 11:00am ilaa 11:00pm
Goobta: Minneapolis Convention Center 1301 2nd Ave. S. Mpls, MN 55403
(Eeg Khariidadda / MAP)

Waxaa Farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu’tamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa. Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu’tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad iyo duruus isku marbaxaya. Sanadkan Mu’tamarku wuxuu xooga saari doonaa FIQIGA, sida; Fiqul Cibaaddaad, fiqu Siyaasah Ash-Sharciyah iyo fiqul mucaamalaad. Iyo qaybta English-ka oo loo diyaariyey Qaaco qaada 2000 oo qof ayna ka bixi doonaan ilaa 40 muxaadaraad iyo Barnaamijyo isugu jira. Iyo Qaybta caribiga oo loogu tala galay sanadkan inay ka faa’iidaystaan Culumada iyo dulaabul-cilmiga, Qaaacadaasna waxaa kabixi doona Duruus ay soo jeedinayaa Culimo waawayn sida Fadiilatu Dr.Shiikh Salah Al-sawi. (Culimada ka hadli doona hoos ka akhri)

Mu’tamarka Sanadkan maadaama uu yahay kii 10-aad waxaa lagu soo kor dhiyey Barnaamijo xiiso leh, sida aad ka arkaysid Flayerka, fadlan ku darso qorshahaaga, maalmaha Jimcaha, Sabtida iyo Axada ee Bisha June 18,19,20- 2010.

Faah Faahin intaa dheer booqo http://www.abuubakar.org ama soo wac 612-871-8600

Jizaakumulaahu khayran

Xarunta Abuubakar

By AL-BADAR CHANNEL YOUTUBE ISLAMIC

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s