MUXAADARO CUSUB NICOOYINKA ALLE NASIIYAY SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 26.4.2012
WAA MUXAADARO CUSUB OO KA HADLEEYSA NICOOYINKA ALLE NA SIYYAY KAFAAIDEYSI WACAN
WAA MUXAADARO CUSUB OO KA HADLEEYSA NICOOYINKA ALLE NA SIYYAY KAFAAIDEYSI WACAN
Posted in Editing:By Shariif
(!) SOMALIGA
(2) ARABIGA
Posted in Editing:By Shariif
MUXAADARO CUSUB QOR OO AKHIR SH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDULLAH 2012
WAA MUXAAADARO KAMID AH MUXADARAADKII KA BAXAY MUTAMARKA FILAND KA FAAIDYSI WACAN
Posted in Editing:By Shariif
MUXAADARO CUSUB QOR OO AKHIR SH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDULLAH 2012
Posted in Editing:By Shariif
SU’AALO IYO JAWAABO CUSUB SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 26.4.2012
Posted in Editing:By Shariif
* NEW ** KHUDBO MUHIM AH**DASTUURKA SOMALI LOO SAMEENAYO ** SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH *
Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa si adag uga hadlay khudbo jimcihii ee maanta Dustuurka DFKM ee dhaliyey buuq iyo kacdoon ay wadaan culumada iyo shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasi yiin iyo waxgarad ka soo horjeestay Dastuurka qabyo qoraalka DFKM. Sh.Maxamed Cabdi Umal

ayaa sheegay in Dastuurka ay soo daji yeen QM iyo gaalo sidaa darteedna aysan marna banaaneyn in ruuxa muslimka uu aqbalo Dastuur Khilaafsan sharciga alle .
Sheekh Umal ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay qarinta iyo soo bandhigid la,aanta Dastuurka TFG iyo Odayaasha Dhaqanka ee la sheegay in ay ansixinayaan xili aysan odayaasha aysan qaarkood qori karin magacooda ama aysan fahmeyn wax la yiraahdo Dastuur.Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa baaq u jeediyey umada Soomaaliyeed wuxuuna ugu baaqay in aysan yareysan Masiirka Umada aysan aqbalin Dustuur ka soo horjeeda Shareecada
Posted in Editing:By Shariif
* NEW ** KHUDBO MUHIM AH**DASTUURKA SOMALI LOO SAMEENAYO ** SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH *
Posted in Editing:By Shariif
* NEW ** KHUDBO MUHIM AH**DASTUURKA SOMALI LOO SAMEENAYO ** SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH *
Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa si adag uga hadlay khudbo jimcihii ee maanta Dustuurka DFKM ee dhaliyey buuq iyo kacdoon ay wadaan culumada iyo shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasi yiin iyo waxgarad ka soo horjeestay Dastuurka qabyo qoraalka DFKM. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in Dastuurka ay soo daji yeen QM iyo gaalo sidaa darteedna aysan marna banaaneyn in ruuxa muslimka uu aqbalo Dastuur Khilaafsan sharciga alle .
Sheekh Umal ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay qarinta iyo soo bandhigid la,aanta Dastuurka TFG iyo Odayaasha Dhaqanka ee la sheegay in ay ansixinayaan xili aysan odayaasha aysan qaarkood qori karin magacooda ama aysan fahmeyn wax la yiraahdo Dastuur.Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa baaq u jeediyey umada Soomaaliyeed wuxuuna ugu baaqay in aysan yareysan Masiirka Umada aysan aqbalin Dustuur ka soo horjeeda Shareecada Islaamka.
GOOR DHAW VIDIOG KHUDBADA AL-BADAR CHANNEL
Posted in Editing:By Shariif
NEW MAS’UULIYADA DIINTA KAA SAARAN SH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDUHULLAH 2010
Asalamau caleekum waraxma tuhulaahi wabrakaatuhu
Halkaan waxaa idin ku Soo Gudbinaynaa Muxaadaro Qayim Ah
OO Qof Waliba OO Muslim Ah loo
Posted in Editing:By Shariif
NEW KHUDBO FARIIN KU WAJAHAN DHALINYRADA UMMADA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH
Asalaamu caleekum waraxma tulaahi wabrakaatuhu
Ikhwaanii halakaan waxaan idin ku soo gudbinaynaa KHudbo Jimco
Uu Soo jeedin doona hadii ale idmo
Posted in Editing:By Shariif
Ogeysiis Mutamarkii 10aad oo ka bilaaba doona Magaalada Oslo

Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.
Culumada ka soo qeyb galeysa Mutamarka Sanadkan waxay kala yihiin
Posted in Editing:By Shariif
Posted in Editing:By Shariif
KHUDBO NIMCADA DIINTA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH 24.2.2012
Asalaamu caleeku wara xma tulaahi warabarakaatuhu
Ikhwaanii halkaanw waxaa idin ku Soo Gubinaynaa KHUDBO JIMCO
AH oo Ciwaankeedu yahay *** NIMCADA ADUUNYO ****
Waxaa inoo Soo Jeedinayaa
Posted in Editing:By Shariif
MUXAADARO CUSUB CIRIB XUMIDA DULIMIGA IYO DAALIMKA SH MUSTAFE X ISMAACIIL XAFIDUHULAH
]Asalaamu caleeku wara xma tulaahi warabarakaatuhu
Ikhwaanii halkaanw waxaa idin ku Soo Gubinaynaa Muxaadaro
Diini AH oo Ciwaankeedu yahay *** CCIRIBC XUMADA DAALIMIGA IYO KA LA DUMIYAY SA**** **
Waxaa inoo Soo Jeedinayaa

SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
Haka faa ideysi wacan
Halkaan waxaa idin ku Soo Gubiyay
Maktabada Al-Badar Stereo Nairabi-Kenya
& Al-Badar Channel you tube Islamic
wabilaahi Tawfiiiq
Posted in Editing:By Shariif
MUXAADARO CUSUB CUDURADA QALBIKA KU DHACA IYO DAWADIISA DR CALI MAXAMED SAALAX
Asalaamu caleeku wara xma tulaahi warabarakaatuhu
Ikhwaanii halkaanw waxaa idin ku Soo Gubinaynaa Muxaadaro
Diini AH oo Ciwaankeedu yahay *** CUDURADA QALBIKA KU DHACA IYO DAWADIISA**** **
Waxaa inoo Soo Jeedinayaa
Posted in Editing:By Shariif
Posted in Editing:By Shariif
MUXAADARO CUSUB HAWADA OO LA RAACO WAXAY LEEDAHAY DULINIMO SH MAXAMED UMAL
Asalaamu caleeku wara xma tulaahi warabarakaatuhu
Ikhwaanii halkaanw waxaa idin ku Soo Gubinaynaa Muxaadaro
Diini AH oo Ciwaankeedu yahay *** **** HAWADA OO LA RAACO WAXAY LEEDAHAY DULINIMO**
Waxaa inoo Soo Jeedinayaa
Posted in Editing:By Shariif