Muxaadaro Dhibaatooyinka Maalina Aakhiro Sh Xassan ibrahim Ciise
Asalaamu caleeykum Waraxama tulaahi wabarakaatuhu
Halkaan waxaan idin Ku Soo Gudbinaynaa hadii ale idmo
Muxaadaro Diini Ah Oo Ciwaankeedu yahay “

” Dhibaatooyinka Maalinta Aakhir “
Waxaa Inoo Soo Jeedinaya Walalakeen Sh Xassan ibrahim Ciise Alaha Xifdiye
Alaha Waxaan ka baryeen in naga Dhigo Ku wii waanada maqal Kuna Dhaqma teeda Toosan Amiiin
Waa farasamadii Maktabadda Al-Badar Islamic Stereo & book Shop Nairobi-Kenya
Kala Soo Xiriir Maktabadda Al-Badar
E-mail.albadarislamic@hotmail.com
albadarislamic@gmail.com







