MUXAADARO KU SAAB SAN ACMAASHA XAJKA 2010 -1431H

Asalaamu caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
walala Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Shacabka Soomaliyeed
Halkaan waxaan ugu Soo Gudbinaynaa hadii ale idmi
Muxadaro Ku saabsan Xajka
Muxadaraadka Xajka ee Www.alyaqiin.com Sanadka 1431-2010
Waxaa inoo Soo Diyaariyay Walalalaha www.alyaqiin.com
alaha ajar ha ka siiyo
dhamaantena alaha naga dhigo ku wii ku camal fala
siina gu biya hadii ale idmo
wabilaahi tawfiiq








