KHUDBADII LABAAD EE MOWLIIDKA OGA HALAY SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH 10/2/2012

KHUDBADII LABAAD EE MOWLIIDKA OGA HALAY SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH 10/2/2012

Asalamau caleekum halkaan waxaan idi ku soogudbinaynaa
Khudbadii labaad ee mowliidka ka hadlayay sh maxamed cabdi umal xafiddulah
CIWAANKA KHUDBADA WAA { BIDCADA MOWLIIDKA 2 )
WAXAA INOO SOO JEEDINAY

** SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH
WAA FARSAMDII AL-BADAR STEREO & AL-BADAR CHANNEL
WABILAAHI TAWFIIQ

NEW NEW KHUDBO MUHIM AH OO KAL HADLEEYSA BIDCADA DABAALDAGA MOWLIIDKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

NEW NEW KHUDBO MUHIM AH OO KAL HADLEEYSA BIDCADA DABAALDAGA MOWLIIDKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

ASALAAMU CALEEKUM WARAMA TULAAHI WABARAAKAATUHU
IKHWAANII WAXAAN HALKAAN IDIN KU SOO GUBINAYNAA KHUDBO AAD IYO AAD
MUHIM U AH OO DHIGAY FADIILATU SHEEKH MAXAMED MACALIN CABDI UMAL ALAHA DHOWRE
*** CIWAANKA KHUDBADA ** OO KU SAABSANEED ** DABAALDAGA DHALASHADA NABIGA SCW **
HADABA AAN KA WADA FAA IDIYEANO AANA SII GAAR SIINO WALALAHA KALE
HADII ALE IDMO
BY AL-BADAR CHANNEL
WABILAAHI TAWFIIQ

NEW MUXAADARO “DIINTU WAA NASEEXO SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH 25/12/2011

NEW MUXAADARO “DIINTU WAA NASEEXO SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH 25/12/2011

Asalaamu Caleeykum waraxma tulaahi wabarakaatuhu
ikhwaanii halkaan waxaan idin ku soo gudbinaynaa
Muxaadaro Kamid Ah Muxaadaraadkii Mu’tamarkii Sout africa
Muxaadaradaan ciwaankeedu waa “” DIINTU WAAA NASEEXO “”
WAXAA INOO SOO JEEDNIYA

“”"”SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH “”
HLAKAAN WAXAA IDIN KU SOO GUDBIYAY
AL-BADAR CHANNEL YOU TUBE ISLAMIC
E_Mail:albadarislamic@gmail.com
W/Q SHARIIF YARE
WABILAAHI TAWFIIQ

NEW MUXAADARO”CAAQILKA OO LAGU BARAARUJIYO MIDKA KADSOOM EE SARQAAMSAN SH MAXMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH

NEW MUXAADARO”CAAQILKA OO LAGU BARAARUJIYO MIDKA KADSOOM EE SARQAAMSAN SH MAXMED CABDI UMAL XAFIDUHULAH

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””CAAQILKA OO LAGU BARAARUJIYO MIDKA KADSOOM EE SARQAAMSAN “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

NEW LABO MUXAADARO OO KA HADLAYA LADABAAL DAGIDDA CIIDAHA GAALADA SIDA .SANADKA CUSUB & CHIRSMASKA SH MAXAMUUD SHIBLE & SH MUSTAFE XAAJI

NEW LABO MUXAADARO OO KA HADLAYA LADABAAL DAGIDDA CIIDAHA GAALADA SIDA .SANADKA CUSUB & CHIRSMASKA SH MAXAMUUD SHIBLE & SH MUSTAFE XAAJI

Asalaamu Caleeykum waraxma Tulaahi Wabarakaatuhu Ikhwaani wa akhwaat Walaalayaal sidaad lasocotaan-ba Waxaa Soo Kor Dhay Sanadyadaan Dambe * Ladabaal Dagida Ciidaga Gaalada Sida aad ogsoontihiin waxaa nagu Soo foole Ciidaha dadka aan haysan diinta Islaam-ka ee gaalada ahi waxay u dabaal dagayaan Chirsmaska iyo sannad-kaan cusub (Happy New year), Waa lagama maarmaan inuu qofka Muslimka ahi hortiisa keeno talaabo kasta oo uu qaadayo inuu Diinta meel ugadayo waamid kusaleysan Dareenkiisa iyo Ruuxdiisa hadba heerka ay joogto, Waxaa Ayaan darro ah indadbadan oo Muslimiin Caalmka khaasatan

MUXAADARO CUSUB “XUKUNKA QOFKA MUSLIMKA UDABAAL DAGA CIIDAHA GAALADA SIDA SANADKA CUSUB IYO CHIRSMASKA SH MAXAMUUD SHIBLE

MUXAADARO CUSUB “XUKUNKA QOFKA MUSLIMKA UDABAAL DAGA CIIDAHA GAALADA SIDA SANADKA CUSUB IYO CHIRSMASKA SH MAXAMUUD SHIBLE

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"XUKUNKA QOFKA MUSLIMKA UDABAAL DAGA CIIDAHA GAALADA SIDA SANADKA CUSUB IYO CHIRSMASKA “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.

Dowradii 6aad oo ka dhici doonta Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus ee dalka Denmark.

Denmark:- Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad ee sharciga ahayd.Waxaa ka qayb qaadadan doona muxaadaradka iyo kalimaadka culimo iyo ducaad ka kala imaanaya wadanka Danmarka gudihiisa.

OGAYSIIS MUTAMARKA SOUT AFRICA QEEBTA “CAPE TOWN “

OGAYSIIS MUTAMARKA SOUT AFRICA QEEBTA “CAPE TOWN “

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi wabarakaatuhu
IKHWAANII WAXAAN IDIN OGAYSIINAYNAA “”"
OGAYSIIS MUTANARJA SOUT AFRICA QEEBTA “CAPE TOWN “
MUCTAMARKA CIWAANKIISA WAAA “” DIINTU WAA NASEEXO”"
WAXAA KA SOO QEEB GALAYA CULIMO KALA AH
1./SH MAXAMED CABDI UMAL >
2/ SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
3/ SH AXMED DAAHIR AWEEYS
4/ SH CALI MAXAMED HASSAN CALI WAJIIS
5/ SH MAXAMUUD MAXAMED SHIBLE

W/Q/ SHARIIF YARE

OGEYSIIS MU’TAMARKII XAGAAYAH MASJID AL-TAWXIID COPENHAGEN”DEMARKA

OGEYSIIS MU’TAMARKII XAGAAYAH MASJID AL-TAWXIID COPENHAGEN”DEMARKA
Xarunta Soomaaliyeed ee al-tawxiid, Copenhagen waxay ummadda soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in xaruntu qabanayso kulankii aqoon kororsiga diineed (dawro) bishan Dec. 2011. halku dhegga dawrda ayaa ah ” Sidii jidh mid ah” ” ال واحد ك ال ج سد ” kulankaas waxaa ka soo qayb geli doona culumo badan. Dawradaasi ayaa u furan rag iyo dumarba.
Goobta: Masjidu-tawxiid
Goorta: 23ka illaa 26ka Decembar, 2011
Wixii faafaahin ah kala xidhiidh
Tlf. 60 43 63 45
Tlf. 31 18 65 54
Maamulka Xarunta al-tawxiid
Copenhagen, Denmark

NEW MUXAADARO ASTAAMO KU TUSAYSA JIDKA XALLINTA DHIBAATADA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

NEW MUXAADARO ASTAAMO KU TUSAYSA JIDKA XALLINTA DHIBAATADA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"ASTAAMO KU TUSAYSA JIDKA XALLINTA DHIBAATADA “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

INaa lilaahi Wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay ha u naxariisto Dr. Axmed X. c/raxman

INaa lilaahi Wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay ha u naxariisto Dr. Axmed X. c/raxman

ikwanii wakhwaatii waxaa saka lagu dilay magalada bosaso dr,sheekh Axmed Xaji Abdirahman. oo ahaa daaci aabe mucalim iyo murabi caan kahaa dalka somaliya iyo dunida muslinka khasatan carabata,..bahda Albadar Stereo & albadar Channel waxay halkaan uga tacsiyadaynaynaa eheladii iyo qarabadii iyo musliminta somaliyeed o dhan. geeridaas naxdinta leh ee kutimi umada somaliyeed waxaanu leenahay,.. sabir ilahay hanaga siyo insha,ala,a.. asago soo xajiayay, somanaa , soo tukaday saldii subax ayaaa ladilay walaahi waxaa hoogaya oo dhul darsaday ki dilay iyo kuwii soo dirayaba insha,ala,a..

ilahay waxaan waydisanaynaa in uu jandii geeyo danubtisana dhaafo, insha,ala,a…

NEW MUXAADARO”SH MAXAMED UMAL MUXUU KA YIRI HADALKII Sh XASAN TAKAR QEEBTA 1AAD

NEW MUXAADARO”SH MAXAMED UMAL MUXUU KA YIRI HADALKII Sh XASAN TAKAR QEEBTA 1AAD

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"SH MAXAMED UMAL MUXUU KA YIRI HADALKII Sh XASAN TAKAR QEEBTA 1AAD “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

NEW MUXAADARO”SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

NEW MUXAADARO”SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

FADLIGA SOONKA MAALINTA CAASHUURA فضل صيام يوم عاشورا

FADLIGA SOONKA MAALINTA CAASHUURA فضل صيام يوم عاشورا

FADLIGA SOONKA MAALINTA CAASHUURA فضل صيام يوم عاشورا Walalayaal waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa FADLIGA SOONKA MAALINTA TOBONAAD EE BISHA AL-MUHARRAM oo ah bisha koowaad ee sanadka HIJRIGA..oo aan hadda kujirno. Bisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxayna ka midtahay afarta bilood ee loo yaqaan الأشهر الحُرُم bilaha xurmada leh..sida aayada kor kuxusan ay tilmaamayso nabigana صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ uu kusheegay sunned. FADLIGA SOONKA BISHA Al-MUHARRAM: Guud ahaan waxaa kusoo aroora

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro ka jeedin doona caawa Masjidka 6st

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka ayaa caawa iyo habeen danbe ka jeedin doona masjidka 6.St Muxaadarooyin waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa sawirkii Andalus lagu qabsaday oo ka soo muuqda Soomaaliya.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa muxaadariisa caawa wuxuu ku qaadaa dhigi doonaa qabsashadii Andalus iyo xaalka dalka Soomaaliya .

Al-BADAR YOU TUBE ayaa idiin soo gudbin doonta inshalaah muxaadarooyinka Sh Umal hadii alle uu noo sahlo
Wabilaahi Tawfiiq

SANADKA CUSUB EE HIJIRGA 1433H

SANADKA CUSUB EE HIJIRGA 1433H

Muslimiinta caalamka waxaa usoo galay sanadka cusub ee Hijriga iyagoona macsalaameeyay sanadkii hore oo dhacdooyin taariikhi ah lagu xusuusan doono.

MUXAADARO ” SABABA KEENA KACDOONKA IYO DAWADIISA SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH

MUXAADARO ” SABABA KEENA KACDOONKA IYO DAWADIISA SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"SABABAKEENA KACDOONKA IYO DAWADIISA “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

KHUDBO JUMCO “TUSAALOOYINKA QURAANKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH 25/11/2011

KHUDBO JUMCO “TUSAALOOYINKA QURAANKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH 25/11/2011

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (…KHUDBO OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"TUSAALOOYINKA QURAANKA “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

MUXAADARO ‘IS DULTAAG DHACDOOYINKA CAALAMKA ISLAAMKA SH MUSTAFE XAAJI

MUXAADARO ‘IS DULTAAG DHACDOOYINKA CAALAMKA ISLAAMKA SH MUSTAFE XAAJI

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"IS DUL TAAG DHACDOOYINKA CAALAMKA ISLAAMKA “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”

MUXAADARO SU’AALO IYO JAWAABO SH SHIBEL SH IDIRIS 2010

MUXAADARO SU’AALO IYO JAWAABO SH SHIBEL SH IDIRIS 2010

Asalaamu caleekum waraxma tulaahi Wabarakatuhu
Halkaan waxaa idin Ku Soo Gudbinaynaa (… MUXAADARO” OO CIWAANKEDU YAHAY
(“””"Su’aalo iyo wajaabo “” “”” )
WAXAA INOO SOOOO JEEDINYA “”